Ishacyaah 24:13 ~ Исая 24:13

picture

W aayo, sidaasay ahaan doontaa dalka iyo dadyowga dhexdoodaba, oo waxay noqon doontaa sida ruxruxidda geedka saytuunka ah iyo sida xaaxaabka canabka marka midhaha laga gurto dabadeed.


Защото всред земята, между племената, ще бъде Подобно на плода паднал при отърсването на маслина, Подобно на пабиръка, когато се свърши гроздобер.

Continue reading Report error