Ishacyaah 22:3 ~ Isaiah 22:3

picture

T aliyayaashaadii oo dhammu way wada carareen, oo qaansola'aan iyagoo ah ayaa la xidhay. Inta lagaa helay oo dhan waa la wada xidhay in kastoo ay meel fog u carareen.


All thy rulers are fled together, they are bound by the archers: all that are found in thee are bound together, which have fled from far.

Continue reading Report error