Ishacyaah 22:25 ~ Isaiah 22:25

picture

O o Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Maalintaas dhidibkii meesha adag ku dhuuqsanaa wuu ka siibmi doonaa, oo intuu jabo ayuu dhici doonaa, oo culayskii saarnaana waa la baabbi'in doonaa, waayo, Rabbiga ayaa saas ku hadlay.


In that day,” declares the Lord of hosts, “the peg driven in a firm place will give way; it will even break off and fall, and the load hanging on it will be cut off, for the Lord has spoken.”

Continue reading Report error