Ishacyaah 22:18 ~ Isaiah 22:18

picture

O o hubaal sida kubbad oo kale ayuu kugu wadhfin doonaa dhul weyn oo ballaadhan, oo halkaasaad ku dhiman doontaa, oo gaadhifardoodyadii sharaftaaduna halkaasay joogi doonaan, adigoo ah ceebta gurigii sayidkaaga.


He will surely roll you up in a bundle and toss you like a ball into a large country; there you will die and there will be your splendid chariots, you disgrace to your master’s house!

Continue reading Report error