Ishacyaah 21:8 ~ Isaiah 21:8

picture

O o wuxuu u qayliyey sidii libaax oo kale oo yidhi, Sayidow, maalintii oo dhan waxaan had iyo goorba ku kor taagnahay munaaradda waardiyaha, oo habeen walbana waxaan joogaa meeshayda waardiyaha.


And he cried a lion, Lord, I stand continually upon the watchtower in the daytime, and I am set in my ward whole nights.

Continue reading Report error