Ishacyaah 21:12 ~ Isaías 21:12

picture

O o waardiyihiina wuxuu yidhi, Waagu waa beryayaa, habeenkuna waa soo socdaa, haddii aad wax weyddiinaysaan, weyddiiya, soo noqda oo kaalaya. Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Dalka Carabta


El que guarda respondió: La mañana viene, y después la noche. Si preguntareis, preguntad; volved, y venid.

Continue reading Report error