Ishacyaah 2:3 ~ 以 賽 亞 書 2:3

picture

O o dad badan baa halkaas tegi doona oo waxay odhan doonaan, Ina keena, buurta Rabbiga aynu u kacnee, oo guriga Ilaaha reer Yacquub aynu tagnee, oo isna wuxuu ina bari doonaa jidadkiisa, oo innana waxaynu mari doonnaa waddooyinkiisa, waayo, sharcigu wuxuu ka soo bixi doonaa Siyoon, erayga Rabbiguna Yeruusaalem.


必 有 許 多 國 的 民 前 往 , 說 : 來 吧 , 我 們 登 耶 和 華 的 山 , 奔 雅 各 神 的 殿 。 主 必 將 他 的 道 教 訓 我 們 ; 我 們 也 要 行 他 的 路 。 因 為 訓 誨 必 出 於 錫 安 ; 耶 和 華 的 言 語 必 出 於 耶 路 撒 冷 。

Continue reading Report error