Ishacyaah 19:7 ~ Isaías 19:7

picture

O o seeraha Webi Niil oo qarkiisa ku yaal, iyo wax kasta oo lagu beeray Webi Niil agtiisuba way wada engegi doonaan, oo dabayshaa la tegi doonta, oo mar dambena lama arki doono.


Las cañas junto al río, a orillas del Nilo, Y todos los sembrados junto al Nilo Se secarán, serán esparcidos, y no existirán más.

Continue reading Report error