Ishacyaah 19:3 ~ Ісая 19:3

picture

O o Masriyiinta ruuxooduna wuu ka dhammaan doonaa, oo taladooda waan baabbi'in doonaa, oo waxay talo u doonan doonaan sanamyada, iyo falanfallowyada, iyo kuwa ruuxaanta leh, iyo saaxiriinta.


І Єгипет на дусі поникне в своєму нутрі, а раду його Я поплутаю, і вони будуть питати бовванів своїх, і заклиначів духів та духів померлих і своїх ворожбитів.

Continue reading Report error