Ishacyaah 17:3 ~ Исая 17:3

picture

R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Qalcaddu reer Efrayim way ka baabbi'i doontaa, oo boqortooyaduna Dimishaq way ka dhammaan doontaa, oo kuwa Suuriya ka hadhi doonaana waxay noqon doonaan sida sharaftii dadkii Israa'iil.


Крепостта ще се махне от Ефрема, и царството от Дамаск, И останалото от Сирия ще бъде като славата на израилтяните, Казва Господ на Силите.

Continue reading Report error