Ishacyaah 17:13 ~ 以 賽 亞 書 17:13

picture

Q uruumuhu waxay u guuxi doonaan sida guuxa biyo faro badan, laakiinse wuu canaanan doonaa, oo meel fog bay u carari doonaan, oo waxaa loo eryi doonaa sida xaabka buuraha ee dabayshu kaxayso iyo sida boodh cirwareen ah.


列 邦 奔 腾 , 好 像 多 水 滔 滔 ; 但 神 斥 责 他 们 , 他 们 就 远 远 逃 避 , 又 被 追 赶 , 如 同 山 上 的 风 前 糠 , 又 如 暴 风 前 的 旋 风 土 。

Continue reading Report error