Ishacyaah 17:10 ~ Исая 17:10

picture

M axaa yeelay, waxaad illowday Ilaaha badbaadadaada, oo kamana aad fikirin Dhagaxa xoogga kuu ah, sidaas daraaddeed waxaad beertaa geedo wacan, waxaadna tallaashaa geedo qalaad oo canab ah.


Понеже си забравил Бога на спасението си, И не си спомнил силната си Канара, Затова насаждаш приятни садове, И насаденото е от чужди фиданки;

Continue reading Report error