S idaas daraaddeed waxaan canabka Sibmaah ugu ooyi doonaa oohintii aan Yacser ugu ooyay oo kale. Xeshboon iyo Elecaaleehow, waxaan idinku waraabin doonaa ilmadayda, waayo, midhahaagii la hor guray iyo beergoosadkaagiiba waxaa ku dhacday qayladii dagaalka.
Тому то язерським плачем буду плакати за виноградину Сівми. Сльозою своєю тебе орошу, о Хешбоне й Ел'але, бо крик бою напав на твій збір та на жниво твоє.
Continue reading Report error