Ishacyaah 16:7 ~ Isaiah 16:7

picture

S idaas daraaddeed reer Moo'aab waxay u ooyi doonaan dalka Moo'aab, oo mid kastaaba waa ooyi doonaa. Oo waxaad aad ugu barooran doontaan aasaaska Qiir Xaresed oo aad wax loogu dhuftay.


Therefore shall Moab howl for Moab; every one shall howl; for the foundations of Kirhareseth shall ye mourn; surely they are stricken.

Continue reading Report error