L aakiinse haatan Rabbigu wuu hadlay oo wuxuu yidhi, Muddo saddex sannadood ah sida shaqaale sannaddiis ayaa sharafta reer Moo'aab lagu quudhsan doonaa, isaga iyo dadkiisa faraha badan, oo kuwa hadhi doonaana waxay ahaan doonaan in yar oo aan tabar lahayn.
Dar acum, Domnul zice: «În trei ani, număraţi ca anii unui simbriaş, în ciuda mulţimii sale mari, gloria Moabului va fi prăbuşită, iar cei ce vor supravieţui vor fi puţini şi slabi.»“
Continue reading Report error