Ishacyaah 16:10 ~ Isaiah 16:10

picture

F arxaddii waa la qaaday, oo beertii midhaha badnaydna farxaddii waa laga bixiyey, oo beeraha canabka ahna hees iyo rayrayn ma jiri doonaan, mana jiri doono mid canabka macsarooyin ku tunta, oo qaylada tumidda canabkana waan joojiyey.


Gladness and joy are taken away from the fruitful field; In the vineyards also there will be no cries of joy or jubilant shouting, No treader treads out wine in the presses, For I have made the shouting to cease.

Continue reading Report error