Ishacyaah 15:5 ~ Isaías 15:5

picture

Q albigaygu wuxuu u ooyaa reer Moo'aab, kuwoodii qaxay waxay u cararaan tan iyo Socar iyo ilaa Ceglad Shelishiyaah, waayo, oohin bay la fuulaan jiirta Luxiid, oo jidka Xororayimna waxay kor ugu qaadaan qaylo baabba'eed.


Mi corazón clama por Moab. Sus fugitivos huyen hasta Zoar y Eglat Selisiya, Y suben la cuesta de Luhit llorando. Ciertamente en el camino a Horonaim dan gritos de angustia por su ruina.

Continue reading Report error