Ishacyaah 15:2 ~ Isaiah 15:2

picture

W axaa kor loogu baxay Bayid iyo Diboon oo meelaha sare ku yaal in lagu ooyo, reer Moo'aab waxay u baroortaan Neboo iyo Meedebaa, madaxyadooda oo dhan waa la xiiray oo gadh kastana waa la jaray.


He is gone up to Bajith and to Dibon, the altars, to weep; Moab shall howl over Nebo and over Medeba: every head among her shall become bald, and every beard shall be cut off.

Continue reading Report error