Ishacyaah 14:30 ~ Isaiah 14:30

picture

O o curadka masaakiinta ayaa wax cuni doona, kuwa baahanna ammaan bay ku jiifsan doonaan, oo xididkaagana waxaan ku dili doonaa abaar, kuwa kaa hadhayna waa la layn doonaa.


And the firstborn of the poor shall be fed, and the needy shall lie down in safety; and I will cause thy root to die of famine, and he shall slay thy remnant.

Continue reading Report error