Ishacyaah 14:21 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 14:21

picture

M eel lagu laayo u diyaarsha carruurtiisa xumaantii aabbayaashood aawadeed, si ayan u sara kicin, oo ayan dhulka u hantiyin, oo ayan dunida korkeedana magaalooyin uga buuxin.


اسْتَعِدُّوا لِقَتلِ أولادِهِمْ بِسَبَبِ خَطِيَّةِ آبائِهِمْ. لَنْ يَقُومُوا وَيَمتَلِكُوا الأرْضَ، وَلَنْ يَملأُوا الأرْضَ بِالمُدُنِ.

Continue reading Report error