Ishacyaah 14:16 ~ Isaiah 14:16

picture

O o kuwa ku arkaa way kugu dhaygagi doonaan, wayna ku fiirsan doonaan, oo waxay odhan doonaan, War kanu ma ninkii dhulka gariiriyey, oo boqortooyooyinka ruxruxay,


Those who see you will look hard at you and think about you, and say, ‘Is this the man who made the earth shake with fear, who shook nations?

Continue reading Report error