Ishacyaah 14:1 ~ 以 賽 亞 書 14:1

picture

W aayo, Rabbigu reer Yacquub wuu u naxariisan doonaa, oo haddana reer binu Israa'iil ayuu dooran doonaa, dalkoodiina wuu fadhiisin doonaa, oo waxaa iyaga ku darman doona shisheeyayaal, wayna la degi doonaan reerka Yacquub.


耶 和 華 要 憐 恤 雅 各 , 必 再 揀 選 以 色 列 , 將 他 們 安 置 在 本 地 。 寄 居 的 必 與 他 們 聯 合 , 緊 貼 雅 各 家 。

Continue reading Report error