Ishacyaah 13:5 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 13:5

picture

W axay ka imanayaan waddan fog iyo samada darafka ugu shisheeya inay dalka oo dhan baabbi'iyaan, waana Rabbiga iyo hubkii dhirifkiisaba.


يَأتُونَ مِنْ أرْضٍ بَعِيدَةٍ مِنْ أقصَى الأرْضِ. اللهُ وَأسلِحَةُ غَضَبِهِ آتِيَةٌ لِتُدَمِّرَ كُلَّ الأرْضِ.»

Continue reading Report error