Ishacyaah 13:3 ~ Isaiah 13:3

picture

W axaan amray kuwaygii gooni la iigu dhigay, oo weliba waxaan cadhadayda aawadeed ugu yeedhay kuwayga xoogga badan, waxaana weeye kuwa sarrayntayda ku reyreeya.


I have commanded my sanctified ones, I have also called my mighty ones for mine anger, even them that rejoice in my highness.

Continue reading Report error