Ishacyaah 13:21 ~ Исаия 13:21

picture

L aakiinse halkaas waxaa jiifsan doona dugaagga lamadegaanka, oo guryahoodana waxaa ka buuxsami doona guumeyso, oo waxaa ku hoyan doona gorayo, waxaana ku dhex cayaari doona xayawaan dhogor dheer leh.


Там залягут дикие звери, шакалы наполнят его дома; там будут жить совы и плясать дикие козлы.

Continue reading Report error