Ishacyaah 10:4 ~ Isaías 10:4

picture

W axay ku dhex foororsan doonaan maxaabiista, oo waxay ku dhex dhici doonaan kuwa la layn doono. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay. Xukunkii Ilaah Ee Ku Dhacay Aashuur


Sólo queda encorvarse entre los cautivos O caer entre los muertos. Con todo eso, no se aparta Su ira, Y aún está Su mano extendida. Asiria, Instrumento de Castigo

Continue reading Report error