Ishacyaah 10:3 ~ Isaías 10:3

picture

O o bal maxaad samayn doontaan maalinta ciqaabta, iyo wakhtiga baabbi'intu meesha fog ka iman doonto? Bal yaad u magangeli doontaan? Sharaftiinnana xaggee baad kaga tegi doontaan?


¿Y que harán ustedes en el día del castigo, En la devastación que vendrá de lejos ? ¿A quién huirán por auxilio ? ¿Y dónde dejarán su riqueza ?

Continue reading Report error