O o waxay maalintaas noqon doontaa in kuwa dadka Israa'iil ka hadhay iyo intii dadka Yacquub ka baxsatayba ayan mar dambe ku tiirsan kii iyaga wax ku dhuftay, laakiinse waxay si run ah ugu tiirsan doonaan Rabbiga ah Kan Quduuska ah oo dadka Israa'iil.
In that day those of Israel and of the family of Jacob who are still alive will never again trust in the one who destroyed them. But they will trust in the Lord, the Holy One of Israel.
Continue reading Report error