Ishacyaah 1:7 ~ Isaiah 1:7

picture

D alkiinnii waa cidla, magaalooyinkiinniina waa la gubay, oo waddankiinniina shisheeyayaal baa hortiinna ku cunay, waana cidla, sidii wax ay shisheeyayaal afgembiyeen.


Your country is desolate, Your cities are burned with fire; Strangers devour your land in your presence; And it is desolate, as overthrown by strangers.

Continue reading Report error