Ishacyaah 1:18 ~ Isaiah 1:18

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Haatan kaalaya oo aynu u wada fiirsannee. In kastoo ay dembiyadiinnu guduudan yihiin, sida baraf cad oo kalay u caddaan doonaan, oo in kastoo ay cascas yihiin, sida suuf oo kalay ahaan doonaan.


“Come now, and let us reason together,” says Yahweh: “Though your sins be as scarlet, they shall be as white as snow. Though they be red like crimson, they shall be as wool.

Continue reading Report error