Ishacyaah 1:11 ~ Ісая 1:11

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Allabaryadiinna tirada badanu bal maxay ii yihiin? Waan ka dhergay qurbaanno guban oo wanan ah iyo xoolo buurbuuran baruurtood, kuma farxo dhiigga dibida, iyo ka baraarka iyo ka orgida toona.


нащо Мені многота ваших жертов? говорить Господь. Наситився Я цілопаленнями баранів і жиром ситих телят, а крови биків та овець і козлів не жадаю!

Continue reading Report error