Gabaygii Sulaymaan 8:11 ~ Song of Solomon 8:11

picture

S ulaymaan beercanab buu Bacal Hamoon ku lahaa; Oo beercanabkii wuxuu ka kireeyey kuwa dhawra, Oo midkood kastaaba wuxuu midhaheeda uga keeni jiray kun xabbadood oo lacag ah.


Solomon had a vineyard at Baal Hamon; He leased the vineyard to keepers; Everyone was to bring for its fruit A thousand silver coins. (To Solomon)

Continue reading Report error