Gabaygii Sulaymaan 7:1 ~ Песни Песней 7:1

picture

G abadha amiirku dhalayay, cagahaagu qurux badanaa markay kabo illan yihiin, Bowdooyinkaagu waa sida dahab Nin saanac ahu gacantiisa ku sameeyey.


Как красивы ноги твои в сандалиях, дочь знатного рода! Изгиб твоих бедер, как ожерелье, дело рук искусного мастера.

Continue reading Report error