L aakiinse qoolleydayda, iyo tayda sanu waa mid qudha. Iyadu waa tan keliya ee hooyadeed, Oo waa tan daahirsan ee tii iyada dhashay. Gabdhuhu iyaday arkeen oo waxay ku sheegeen mid barakaysan, Oo xataa boqoradihii iyo naagihii addoommaha ahaaba way ammaaneen. Saaxiibadaha Hadlayaa
но для меня существует только одна – голубка моя, чистая моя, особенная дочь у матери своей, любимица той, что ее родила. Увидели ее девушки и назвали благословенной, восхвалили ее даже царицы и наложницы. Молодые женщины:
Continue reading Report error