Gabaygii Sulaymaan 5:1 ~ Nhã Ca 5:1

picture

W alaashayay, aroosaddaydiiyey, beertaydii waan soo dhex galay. Malmalkaygiina dhirtaydii udgoonayd baan la gurtay, Oo awlalladaydii shinniyeed iyo malabkaygiina waan cunay, Khamrigaygii iyo caanahaygiina waan cabbay, Saaxiibadaha Hadlayaa Saaxiibbadayow, wax cuna, Wax cabba, gacaliyayaalow, aad u cabba. Gacalisada Hadlaysaa


Hỡi em gái ta, tân phụ ta ơi, ta đã vào trong vườn ta rồi! Ta có hái một dược và hương liệu ta, A

Continue reading Report error