Gabaygii Sulaymaan 4:8 ~ Пісня над піснями 4:8

picture

A roosaddaydiiyey, Buur Lubnaan iga soo raac, Oo kaalay, Buur Lubnaan iga soo raac. Buur Amaanaah dhaladeeda wax ka fiiri, Oo Buur Seniir iyo Buur Xermoon dhaladooda wax ka fiiri, Oo wax ka soo fiiri boholaha libaaxyada, Iyo buuraha shabeelladaba.


Зо мною з Лівану, моя наречена, зо мною з Лівану ти підеш! Споглянеш з вершини Амани, з вершини Сеніру й Гермону, з леговища левів, з леопардових гір.

Continue reading Report error