Gabaygii Sulaymaan 4:1 ~ 雅 歌 4:1

picture

T aan jeclahayay, bal eeg, adigu waad qurxoon tahay, bal eeg, waad qurxoon tahay, Oo waxaad leedahay indhaha qoolleyda oo kale oo indhashareertaada ku qarsoon. Timahaaguna waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.


我 的 佳 偶 , 你 甚 美 麗 ! 你 甚 美 麗 ! 你 的 眼 在 帕 子 內 好 像 鴿 子 眼 。 你 的 頭 髮 如 同 山 羊 群 臥 在 基 列 山 旁 。

Continue reading Report error