G acaliyahaygu waa sida cawl ama deer qayrab ah oo kale. Bal eega, wuxuu taagan yahay derbigayaga gadaashiisa, Oo daaqadahuu ka soo eegayaa, oo shabagguu ka soo dayayaa.
My beloved is like a roe or a young hart; behold, he stands behind our wall; he looks through the windows, blossoming through the lattice.
Continue reading Report error