Gabaygii Sulaymaan 2:3 ~ 雅 歌 2:3

picture

S ida geedka tufaaxa ahu uu dhirta duurka ku dhex yahay, Ayuu gacaliyahayguna wiilasha ku dhex yahay. Hooskiisaan fadhiistay anigoo aad u faraxsan, Oo midhihiisuna way ila dhadhan macaanaayeen.


我 的 良 人 在 男 子 中 , 如 同 蘋 果 樹 在 樹 林 中 。 我 歡 歡 喜 喜 坐 在 他 的 蔭 下 , 嘗 他 果 子 的 滋 味 , 覺 得 甘 甜 。

Continue reading Report error