Gabaygii Sulaymaan 2:14 ~ 雅 歌 2:14

picture

Q oolleydayda qararka dillaacyadooda iyo meelahooda qarsoon ee dalcad ah ku jirta, Bal jaahaaga i tus, oo codkaaga i maqashii, Waayo, codkaagu wuu macaan yahay, oo jaahaaguna wuu surad wacan yahay.


我 的 鸽 子 啊 , 你 在 磐 石 穴 中 , 在 陡 岩 的 隐 密 处 。 求 你 容 我 得 见 你 的 面 貌 , 得 听 你 的 声 音 ; 因 为 你 的 声 音 柔 和 , 你 的 面 貌 秀 美 。

Continue reading Report error