I sagu ha igu dhunkado dhunkashooyinka afkiisa; Waayo, jacaylkaagu xataa khamri wuu ka sii macaan yahay.
¡Oh, si él me besara con besos de su boca! Porque mejores son tus amores que el vino.