Wacdiyahii 9:1 ~ Екклесиаст 9:1

picture

W axyaalahan oo dhan qalbigaygaan kaga fiirsaday si aan u baadho in kuwa xaqa ah iyo kuwa xigmadda leh, iyo shuqulladooduba ay gacanta Ilaah ku jiraan. Binu-aadmigu garan maayo inay jacayl tahay iyo inay nacayb tahay toona. Wax waluba iyagay ka horreeyaan.


На все это я обратил сердце мое для исследования, что праведные и мудрые и деяния их--в руке Божией, и что человек ни любви, ни ненависти не знает во всем том, что перед ним.

Continue reading Report error