Wacdiyahii 8:14 ~ Екклесиаст 8:14

picture

W axaa jira wax aan waxba tarayn oo dhulka lagu sameeyo, waana inay jiraan kuwa xaqa ah oo ay wax ku dhacaan sida shuqulka kuwa sharka ah, oo haddana ay jiraan kuwa sharka ah oo ay wax ku dhacaan sida shuqulka kuwa xaqa ah. Oo waxaan idhi, Taasuna waa wax aan waxba tarayn.


Есть еще нечто суетное, что случается на земле: праведник получает то, что заслуживает нечестивый, а нечестивый получает то, что заслуживает праведник. И сказал я, что это тоже суета.

Continue reading Report error