Q albiga kuwa xigmadda lahu wuxuu ku jiraa guriga baroorashada, laakiinse qalbiga nacasyadu wuxuu ku jiraa guriga farxadda.
O coração do sábio está na casa onde há luto, mas o do tolo, na casa da alegria.