Wacdiyahii 2:19 ~ Екклесиаст 2:19

picture

B al yaase yaqaan inuu ahaan doono nin xigmad leh amase nacas? Kolleyse isagaa u talin doona hawshaydii aan qorraxda hoosteeda ku hawshooday oo aan xigmad ku muujiyey oo dhan. Taasuna waa wax aan waxba tarayn.


И кто знает, будет ли он мудрым или глупым? А ведь он будет управлять всем, что я приобрел под солнцем тяжелым трудом и мудростью. И это тоже суета.

Continue reading Report error