Wacdiyahii 2:16 ~ Еклесиаст 2:16

picture

W aayo, kan xigmadda leh lama xusuusto ilaa weligiis xataa sida aan nacaska loo xusuusan, maxaa yeelay, wakhtiga soo socda waxa haatan jooga oo dhan waa la wada illoobi doonaa. Oo bal kan xigmadda lahu wuxuu u dhintaa sida nacaska oo kale! Hawl Waa Wax Aan Micne Lahayn


Защото както на безумния, така и на мъдрия не остава вечно паметта му, понеже в бъдещите дни всичко ще е вече забравено. И как умира мъдрият? - Както и безумният.

Continue reading Report error