Wacdiyahii 2:15 ~ Ecclesiastes 2:15

picture

O o haddana waxaan qalbigayga iska idhi, Wixii nacaska ku dhaca anigana way igu dhici doonaan, haddaba bal maxaan uga xigmad badnaaday? Markaasaan qalbigayga iska idhi, Taasuna waa wax aan waxba tarayn.


and I said in my heart, `As it happeneth with the fool, it happeneth also with me, and why am I then more wise?' And I spake in my heart, that also this vanity:

Continue reading Report error