Maahmaahyadii 6:3 ~ ﺃﻣﺜﺎﻝ 6:3

picture

H addaba, wiilkaygiiyow, bal waxan samee oo isa samatabbixi, Waayo, gacantii deriskaagii waad gashay; U tag, oo is-hoosaysii, oo deriskaaga bari.


حَرِّرْ نَفسَكَ مِنَ هذا الالْتِزامِ يا بُنَيَّ. إنْ وَقَعتَ فِي يَدِ صاحِبِكَ، فَاذْهَبْ وَالتَمِسِ الخَلاصَ مِنَ الدَّينِ.

Continue reading Report error