I yada sarraysii, oo iyana way ku dallicin doontaa; Oo sharaf bay kuu yeeli doontaa markaad iyada isku duubtid.
Esteem her, and she will exalt you. She will bring you to honor, when you embrace her.