Maahmaahyadii 29:11 ~ Proverbs 29:11

picture

N acasku cadhadiisa oo dhan buu soo saaraa, Laakiinse kii caqli lahu dib buu u ceshadaa, wuuna aamusnaadaa.


A fool uttereth all his anger; But a wise man keepeth it back and stilleth it.

Continue reading Report error